Featured

"Dardaaran Jaceyl'' Guurkii Cali & Bilan Jabuuti, Codkii Yaasmiin Geedh 2016

Thanks! Share it with your friends!

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Added by
112 Views
Heestan anoo Aar Nabad ah ayaa u qorey Guurka Bilan iyo Cali, Habeenkii 'Labta' Salaasada,19/07/2016. Galabtii 'Laabinta' (Isniinta) 25ka bisha Xaggaa*Cade (yuulyu) ayaan duubney Codkii Hoboshii Weyneyd Yasmiin Geedh oo ay heelada la jiibineyso Deeqa Geedhoo Xaggaa Bax u joogta Jabuuti . Guurka Cali iyo Bilan waxaa lagu qabanqaabiyey Hoy-Martiga Sheeratoon ee Jabuuti, Hakistiradii (jimcihii) 29/07/2016.

A traditional Somali Egyptian-Puntite Love Song for the wedding of 'Ali and Bilan in The Sheraton Djibouti Hotel,29th July 2016 . Written by AAR NABAD (Ambar Simbasalam) ,sang by Yaasmiin Geedh and her sister, Deeqa Geedh was repeating the Traditional Chorus of this Song ,during the Monday Afternoon,25th July 2016.

Nouvelle Chanson traditionnelle Somali Egypto-Pountite qui a été écrite par AAR NABAD (Ambar Simbasalam) pour le mariage d'Ali et Bilan,qui a eu lieu à l'Hôtel Sheraton de Djibouti,le Vendredi 29 juillet 2016. Chanté par Yasmine Gueidh et sa sœur Deeqa Gueidh ,en vacances à Djibouti, répétait le refrain traditionnel de la chanson,en ajustant le rythme phonique de la chanson aussi. L'enregistrement voix+musique avait lieu le Lundi Après-midi,25/07/2016

Ereyadii -Lyrics

Ballantaa Inaade Baajisaa Maaha
Habkeeda Inaade Habaabiso Maaha
Beerkeeda Inaad Beyliso Maaha
Bu’daa iney Baroorato Maaha ( Bou’da c’est la pupille de l’œil en somali)
Refrain : Hiyéé Hoboohoo Alla Hoobaahoo
Hobaalayeeheey Hobeeyee Hoo x2
Bilane Jabuutey Ku Barbaartoo
Baal adey adey ku saartoo
CALow Loubigua Beeroo ( c comme CALI )
Berrito Baaruuda Ha Galabsanoo
KOOLKOOLI
Refrain : Hiyéé Hoboohoo Alla Hoobaahoo
Hobaalayeeheey Hobeeyee Hoo x2
Roob Biyo Bilbishoo
Ballanbaalise iyo Rayse Ramaasoo
Beer oubahyo Midabyo Badane
Ku Waabgalaay ( Wa comme Waaberi)

Refrain : Hiyéé Hoboohoo Alla Hoobaahoo
Hobaalayeeheey Hobeeyee Hoo x2

Dhammaad Fin
Chant demandé par Gaasira et écrit par Tonton Ambar, le Mardi soir ,19,juillet 2016 .
Commenting disabled.